IFIYE TECHNOLOGY INC oo ah Shirkad Soomaali leedahay, oo dhawaan la aas-aasay ayaa waxa ay bulshada Soomaaliyeed meel walba oo ay dunida ka joogaan ugu bishaareyneysaa inay Shirkadu keentay Web Hosting (Marti-geliye) raqiis ah, Domain Registration (Diiwaan-gelinta Magaca) qiimo jaban ah iyo Web Design (Nashqadeen) qaab walba aad ula rabto Website-kaada.
IFIYE TECH INC oo ah Shirkad cusub ayaa fursad qaali ah siineysa 30-ka macaamiil ee aan loo kala saarin (Shaqsi, Ganacsade, Hay’ad/NGO iyo Dowlad) ee ugu horeeya kuwaasi oo heli doona qiimo dhimista 30% Web Hosting & Web Designing iyo Free Domain Registration oo hal sano ah. Wixii faah-faahin ah kala xiriir maamulka sare ciwaankan: info@ifiyetech.com
Howlaha kale ee Shirkadda Ifiye Technology Inc ay qaban doonto waxay kala yihiin;
– eCommerce (Online Shop)
– Design, HTML, PHP & WordPress.
– Email Professional ah, Tusaale; (Magacaada@Shirkadaada.com ama .SO)
– Logo Original – Nooc walba ah
– Web Banners
– Web Consulting
– Google Adsense
– SEO Searching
– Web Development
– Animations
– Web Training
– IWM
Haddaba haddii aad diyaar la tahay in Ganacsigaada ama Shirkaddaada ay yeelato/kasbato macaamiil badan, ku sameyso Website qiimo jaban, waxaana kuula diyaar ah Shirkadda IFIYE TECHNOLOGY INC, iyadoo weliba ay kuu tababareyso sidii aad u maamulan laheyd Website-kaada.
Wixii faah-faahin intaas dheer kala xiriir maamulka Shirkadda Telfoon WhatsApp-yada kala ah: +49 15210835321
+252 611241471
ama Emailka: info@ifiyetech.com
Mahadsanidiin