Ma dooneysaa in si fudud laguugu dhiso Website/Blog qurux badan, haddii uu yahay mid Ganacsi, Shirkad, Hay’ad iyo mid Shaqsi ah? haddaba la xiriir Shirkadda IFIYE TECHNOLOGY INC oo kala soo xiriir Telfoonnada iyo Emailka hoos ku qoran.
IFIYE TECHNOLOGY INC oo ah Shirkad Soomaali leedahay, oo dhawaan la aas-aasay ayaa waxa ay bulshada Soomaaliyeed meel walba oo ay dunida ka joogaan ugu bishaareyneysaa inay Shirkadu keentay Web Hosting (Marti-geliye) raqiis ah, Domain Registration (Diiwaan-gelinta Magaca) qiimo jaban ah iyo Web Design (Nashqadeen) qaab walba aad ula rabto Website-kaada. IFIYE TECH INC oo ah Shirkad cusub ayaa fursad qaali ah siineysa 30-ka macaamiil […]