IFIYE TECHNOLOGY INC oo ah Shirkad Soomaali leedahay, oo dhawaan la aas-aasay ayaa waxa ay bulshada Soomaaliyeed meel walba oo ay dunida ka joogaan ugu bishaareyneysaa inay Shirkadu keentay Web Hosting (Marti-geliye) raqiis ah, Domain Registration (Diiwaan-gelinta Magaca) qiimo jaban ah iyo Web Design (Nashqadeen) qaab walba aad ula rabto Website-kaada. IFIYE TECH INC oo ah Shirkad cusub ayaa fursad qaali ah siineysa 30-ka macaamiil […]